UNHCR: 230 qof ayaa lagu Dilay Muqdisho
Hay'adda Qaramada Midoobay ee Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in labadii toddobaad ee u dambeeyay dagaallada Muqdisho lagu dilay 230
DKMG iyo Shabaab oo Guullo kala Sheegtay
Kooxda al-Shabaab ayaa sheegtay inay guullo ka gaartay dagaaladii ugu dambeeyay ee Muqdisho, balse dowladda ayaa guushaasi beenisay.
Geela Australia oo Suuq loo Raadinayo
Geela Australia ee aan Cidina Dhaqan ayaa la Sheegay inuu tiro ahaan hal milyan gaaray si loo kala yareenaya suuq loo raadinayo
Qasaa'id Ramadaanka
Halkan ka dhageyso saddex ka mid ah Qadiisooyinka Ramdanka, kuwaas oo ka baxay barnaamijyadayada intii lagu jiray bisha barakaysan
Ahlu Sunna iyo Dagaalka Muqdisho
Maamulka Ahlu-Sunna Waljamaaca ee gobolka Banaadir ayaa maanta ka hadlay dagaalka ay kaga jiraan Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Taleex.
WFP iyo Care oo laga mamnuucay Hiiraan
Odayaasha deegaanka Geri-jir ee gobolka Hiiraan ayaa ka mamnuucay deegaankooda iyo 35 tuulo, inay ka hawlgalaan hay'adaha Care iyo WFP.
Dagaalada Muqdisho oo galay maalintii 15aad
Dagaalo goos goos ah ayaa maanta magaalada Muqdisho ay ku dhexmareen ciidamo ka tirsan dowladda KMG ah iyo maleeshiyo ka soo horjeeda.