|
|
|
Re:Maxaa keeney is fahmid la'anta ka dhexeysa..? 1 Year ago
|
|
|
Ws C/risaaq,
Waa runtaa ixtiramku waa muhiim laakin su'aashu waxay tahay, qofka haadii aan labarin ixtiraamku yaraantii, ma wax hada la baran karo miyaa?
mahad sanid
|
|
|
|
Logged
|
|
|
The administrator has disabled public write access.
|
|
|
|
Re:Maxaa keeney is fahmid la'anta ka dhexeysa..? 1 Year ago
|
|
|
Fardous wrote:
[quotFFe]Maxaa keeney is fahmid la'anta ka dhexeysa raga iyo dumarka?
Isku miyeysan wax u arag?
Ma ragaa xun mise dumarka?[/quote]
Waxaaa keenay in ay is fahmi waayaan maxaayeelay waa kala aragti duwan yihiin dhan walba , hadday noqon lahayd, nolosha, sida loo wajahayo mustaqabalka, illaalinta iyo dhowrida hantida guriga iyo waliba, isku danaysiga labada qof oo noqday mid ku salaysan dan gaar ahaaneed oo aan ahayn dan guud. Rag badan mas'uul ma'a ha dumar badanina mas'uul ma'aha sidaas ayaa keenay difference ka.
|
|
|
|
Logged
|
|
|
The administrator has disabled public write access.
|
xalan ()
Intan lagu xisabiin Is xiisaabi
|
|
Re:Maxaa keeney is fahmid la'anta ka dhexeysa..? 10 Months, 1 Week ago
|
|
|
asalaamu calaykum
Bismilahi raxmani rahiim..
marka hore dhamaatiin wan idin salamay walalaheyga firkadahan muhimka ah ee lo bahan yahay is waydarsanaya,marka labad waxan ahay gabadh ku cusub webkan manta igu horeysa..
Hadan u so laabto su'aasha u walalkeen ina waydiyey runti wa su'aal lo bahan yahay in la is waydiyo..Waxa furinta keenay 1 marka hore oo aan dacaad la is kugu so galin 2 diinti oo laga tagay 3 raagki oo adeegsanaya qalmada ah dumar been wa lagu so xero galiya runa wa lagu daqa qalmaday jahilinti isticmali jiren bay raag badan ku dhaqman, lakin kama fikiro inay mardhow reerkisa dhib u keni karto sidana ku burburi karo...intoda badan raagka aya reerka burburiya taaso ugu wacan tahay beentu kuso galayo..Waxan dhalinyarta guurdoonka ah kula talinaya inay allah ka cabsadan oo dumarka ruun u sheegan marku musdhaqbalka raabo, qoyska waxa kalo burburiya diinti oo laga tagay hadi labada qof illahay ku xirnayn midba kan kale xaquuqdu ku leyahay garanaynin waxa imanaya khilaaf iyo xitiran la aan iyo xaaskisi oo la tartarmeysa sayigega oo waxay donto ku odhanaysa hadaba intadan guursan ka fiirso qofka aad guursan oo 1 ugu horeyo diintisa iyo akhalaqdisa
|
|
|
|
Logged
|
|
|
asalaamu calaykum
Dhamaan walalaheyga somaliyed meel kastoy joogan wan idin salamaya
|
|
|
The administrator has disabled public write access.
|
|