Cashaqana Dadihi-Samatar & Sahra PDF Print E-mail
Heeso Qoraal Ah - Heeso Qoraal Ah

Caashaqana Daadihi Weligaa Hasiidayn By codkii Xassan Adan Samatar iyo Sahra Axmed

Dawadii nafteydow bal aan kula dar-daarme
Nabada aan ku leeyahay ku daabaco qalbiga oo
Weligaa hasii dayn, duushayey allow nabadey
Qoraxduna dalaalnimo
Caashaqana daadihi weligaa hasiideyn
 
Darmaantan jeclaayey bal aan kula dar-daarme
Dantu wadajir weeye docdaada yeyka baylihin anna teyda igu daa
Dunidoo barwaaqo ah, dalka nabad kusii joog
Caashaqana daadihi weligaa hasiideyn
 
Dayixii iftiimow bal aan kula dar-daarme
Dumarka adookale taa hesha madeysee dooqaaga ka adkow
Duushayey allow nabadey
Qoraxduna dalaalnimo
Caashaqana daadihi weligaa hasiidayn
 
Daymada urooney bal aan kula dar-daarme
Kuwa loogu dowgalay labadii is doorte
Kala dila dadka is jecel
Ayaaney isku keen dirine
Dalka nabad kusii joog
Caashaqana daadihi weligaa hasiidayn
 

Comments
Add New Search
somali girl  - kkkkkk lol   |2010-08-28 11:55:10
kkkk cadi mahaan shunkasi ma ka soocda mesha
Anonymous   |2010-08-20 09:46:57
habloo doonayaa in lagursado waa in ayay ila soo xidhiidhan swedhan
tel004676643364413
Anonymous   |2010-08-20 09:43:44
asc dhamaan dadka halkan ku yira waxaan halkan idun ku soo gudbiinayaa inamo
badan oo yooga swedan oo dooonayaa hablo ayay gursadan marka kii doonayaa in soo
xidhiiina tel 0046764336413 swedhan
cabdiladhiif  - salaan   |2010-08-13 14:45:21
waa idiin salaamay dhamaan walaalahayga muslimiinta ah ee ku noolo eropa waxaan
idiin leeyahay salaamu calaykum mida lawaad fadlan qoraalada cayda ha leeska
daayo ilaah ha laga baqo ayan idiin leeyahay wixii intaa ka badan igala soo
xariira by emel alcabaas999@hotmail.com bay
hana  - 147855666   |2010-08-07 07:30:31
wallal wan idin slamayay saln qali ah dhaman dhalinyarada soomaliyeed iyo
somaliland ba salan qali ah waa iannan soomaliyeed ku nool yemen sanca
Anonymous   |2010-08-07 01:11:54
ok anigaa diyaar kuu ah inaan ku guursado halkee kaala soo xiriiraa igu soo
darsado cinwaankayga waa kaabahanabada@hotmail.com
Anonymous   |2010-08-04 01:18:39
waa i din salama asaxab dee waxan donayaa wiil i gor sada waxaa laydhahaa
xamdi xaji cali
craxmaan isna  - asc all somali meel walba ee jogtaaaa   |2010-07-16 15:10:06
halkaan waxaan ka sal;aamayaa dhamaan dhalinta somaliyeed waxaaa sal;ant hawada
idiin so marinya craxmaan bbc war kii u baaahan aniga ha ila soo xariiro my
email
dhakacdhakacaaanciyaaarno@hotmail.com
ama bogga horay wesit la ilmo
cabdi dhooqo ama ciyaaal cabdi dhuxul oo ku kulma aduun.com
lula  - lol   |2010-07-11 20:23:57
i like songs of samatar
hamza  - loooooooooool   |2010-06-15 02:58:39
looooool caz waxad iishegtaan naag garteed? nin gogashii? oday dayrtii?fadlan la
sooo xidhiidh cin wankan dream_143@hotmail.co.uk
Write comment
Name:
Email:
 
Title:
 
:D:):(:0:shock::confused:8):lol::x:P:oops::cry::evil::twisted:
:roll::wink::!::?::idea::arrow:
 

3.26 Copyright (C) 2008 Compojoom.com / Copyright (C) 2007 Alain Georgette / Copyright (C) 2006 Frantisek Hliva. All rights reserved."